Mas’uuliyiin katirsanaa Maamulka Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa xilka qaadis qaar lagu sameeyey kuwo cusub ayaana lagu badelay. Digreeto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudah Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa lagu sheegay in Soo jeedin ka timid Gudoomiyaha Sh/Hoose Xilka looga qaaday Xoghayihii Degmada Afgooye & Kuxigeenkii Gudoomiyaha Degmadaasi Ee ... Tartankan lagu maamuusayay todobaadka Xuriyada islamarkaasina isdhexgal loogu abuurayay Xaafadaha Degmada Afgooye ayaa lagu soo gaba gabeeyay afgooye. Todobaad yadii lasoo dhaafay ayaa waxa uu tartan xiiso badan ku dhexmarayay Degmada Afyooge Kooxo laga soo kala xulay Xaafadaha Degmada Afgooye iyadoo tartankan ay Soo qaban gaabiyeen Dhalinyarada Ururka SYAO.Sep 08, 2014 · Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Ku Qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicolos Key “Sawiro” Sep 8, 2014 Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalmahan wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen gobolka Baay ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergeyga QM ... Gudoomiyaha Jaceylka jest na Facebooku. Dołącz do Facebooka, aby nawiązać kontakt z Gudoomiyahą Jaceylką oraz innymi osobami, które możesz znać. Facebook... Fahataada Wabiga Shabeelle ee degmada Afgooye ayaa waxaa uu sameeyey Guryo ay deganaayeen dad Shacab ah,kuwaas oo Biyuhu ay galeen,taas oo keentay in dadku barakacaan. Dadka barakacay ayaa dad ku sugan Afgooye waxaa ay sheegeen in Boqol Qoys ah kor u dhaafayaan,isla markaana ay aadeen tuulooyin hoostaga degmada Afgooye oo aan fatahaadu gaarin. Aug 20, 2012 · Waxaa galabta ka dhacay degmada kaaraan Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka Mbgahti iyo kooxaha la dagaalama daba dhilifka iyo Ajaanibka wadanka ku soo duulay. . Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka socday Saldhiga Degmada kaaraan iyo hoyga uu dagan yahay Gudoomiyihii Degmada kaaraan ee uu ka tagay Maxamad dheere
Biopolymers injections side effects
burco waxay ku taala meel aan bacaadiyo baraf aan lahaynoo ...alle uu barwaaqiyo ...bilic ku manaystoo ruuxii basaasee qurbuhu uu bahdilayooow buqcad weeye khayr qabtee allaw yaa baarbaartiyo waxii bilanta dhoobnayd burco wayn ku noolayd ii wada ii wada bidhaanshoo bulsho waynta qaaliga ah indhahayga wada bara 4 ever burco and all my motherland Automatically update data in other excel sheets of a workbook
3- Isbaarada Bood-Bood degmada Afgooye, taaso ku taal inta u dhaxaysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye gobolka Shabeellaha-Hoose. 4- Isbaarada Baar-Ismaaciil degmada Afgooye. 5- Isbaarada Taraafikada degmada Afgooye waa midda qaybisa labada jid ka Afgooye iyo ta dheer ee aadda dhanka Wanlawayn. Sabaax C/llaahi Asad, waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada C/Casiis, Qabiilkeeda Waa Majeerteen. Cabdi Raxmaan Siid Cali, waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Shibis, Qabiilkiisa wa a Biimaal, waxaa laga soo wareejiyay degmada Dharkiinleey, waxaana xilkiisa cusub looga qaaday Marwo Safiya Xasan Shiikh Cali Jimcaale oo Xawaadle ah. 3- Isbaarada Bood-Bood degmada Afgooye, taaso ku taal inta u dhaxaysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye gobolka Shabeellaha-Hoose. 4- Isbaarada Baar-Ismaaciil degmada Afgooye. 5- Isbaarada Taraafikada degmada Afgooye waa midda qaybisa labada jid ka Afgooye iyo ta dheer ee aadda dhanka Wanlawayn. Muqdisho-KNN-Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faahfaahin dheeraad ah waxaa uu ka bixiyay weerar ay dagaalamayaasha ka fuliyeen duleedka Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay KNN ayaa sheegay in khasaaro lixaad leh ay gaarsiiyeen Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday.